Jaamacadda Abaarso Tech oo Samaysay Mobile App iyo Website Dawladda ka caawinaya la dagaalanka iyo xakamaynta cudurka COVID-19, isla markaan shacabka u fidinaya xogaha iyo wacyigalinta ku saabsan cudurkan.
Halkan ka daawo qaabka u shaqaynayo app kan iyo website ka isku dhafan.
www.somalilandcoronavirus.com